Saturday 30 June 2007

BBC - homepage - Home of the BBC on the Internet

BBC - homepage - Home of the BBC on the Internet.


wadada waxaa taagna nin la dagaalamayey shan qof oo waxan u maleeyey in ay yihiin tagsiila yaal.

siddaa waxa yiri in arkayey wixii ka dhacay garoonka la qarxiyey, waa cajaa'ib waxa ay ka wadaan.arin tan oo ay doonayaan in ay dilaan ama dhibaato u geystan, dadka ku nool wadankan oo ay wax dhibaato ah geysan dadka ku nool oodhan way ka soo hor jeedan arintan.

No comments: